5 shirkadood oo badaley astaantooda ganacsi sanadkii 2016

Sanadadii ugu danbeyay waxay shirkadaha caanka ahi dib u hagaajin ku sameenayeen astaantooda ganacsi iyo waliba nidaamkooda suuq geyn oo dib ay u casriyeeyen, waxaan qormadan ku soo qaadaneyna shan shirkadood oo dib u nashqadeen ku sameeyay astaantooda ganacsi.

  1. Guinnes

guinness

Guinness waa shirkad iibisa alkahoolka oo laga leyahay ireland, waa markii ugu horeesey eey shirkadu dib u casriyeen ku sameeso sumadeeda ganacsi muda laga joogo 10 sano, shirkada nashqadeeysay astaantan ayaa ah mid aqoon dheerada u laheyd sumadeynta iyo waliba dib u qurxinta astaanta ganacsi.

      2. Instagram

instagram

Wakhti dhaweed ayaa kasoo wareegay markii dadku aad uga soo hadleen isbadalka cusub ee lagu sameyay astaanta ganacsi ee shirkada sawirada iyo muqaalada ee Instagram inbadan dadku maysan ku raacin taalabada shirkada lakin waxay sheegeen dadka khubarada ku ah sumadeynta in qaabkan cusub uu yahey mid soo jiidasho leh dadkana xiisa galinaya.

      3. Co-op

co-op

Co-op ayaa dib usoo celisey astaanteedi hore ee 60 danaadkii madaamo ay u aqoonsatey inay tahey mid fudud oo macamiisha ka caawineysa iney hore u xasuustan.

      4. Gumtree

gumtree

Afartii qof ee meel joogaba hal qof oo ka mida ah ayaa isticmaalo Gumtree, waana wakhtigii ugu fiicana ee shirkadu sameen laheyd isbadal dhanka astaanta ganacsi, astaantooda hore maysan u ekeen mid hore loo aqoon san karo lakin hada waxa fududaanaysa aqoonsiga shirkada.

        5. Premier Leaguepremier-league

Mudo badan ayuu liibaaxu ka muuqday Premier lakin dhamadkii 2016 ayaa shirkadu soo bandhigtey astaanteeda cusub, waxay ku qexeen khubarada sumadeyntu inay tahey astaan carsi ah, fudud sido kale la xidhiidha ujeedada shirkada.

Waxay ila tahey inaad fahantahey faa’iido uu leeyahey in dib loo casriyeeyo astaanta ganacsi ee shirkadi leedahay. Hadii aad dooneysa in aad dib u cusbooneysid astaantada gaarka ah Brandkii ayaa kaa caawin doonta sidad ku heli laheyd astaan cusub oo la jaan qaadi karta casriga maanta fadlan nala soo xidhiidh/Xiriir. 728-90-banner

 

Add comment