4 ta shirkadood ee ugu wanaagsan iibinta Host yada.

Boqolaal shirkadood ayaa iibiya keydka websiteyada (Hosts) waxaana inbadan oo inaga mida ah ku adkaata inay kala doortaan midka ugu wanaagsan dhanka qiimaha, waxtarka iyo taageerida ay bixinayaan shirkadahaasi. Raadis badan kabacdi waxay si ka fiirsasho la,aan ah u qaatan mid laga yaaba inuu san ku haboonayn shaqadooda ama websitekooda.

Hadaba hoos waxan kuugu soo xulnay 4 ta shirkadood ee ugu wanaagsan ee bixiya keydka websiteyada (hosts).

 

Web Host Hosting company Price
/mo.
Dom.
name
iPage $1.99

 Free
BlueHost $2.95

 Free
HostGator $2.43

 $12.95
InMotion Hosting $3.49

$ 11.99

 

Add comment