Q1: Waxa ka baro baraha bulshada(Social Media) qaybiihiisa kala duwan.

#Slack waa goob ay dadku ku wada xidhiidhan/xiriiran, waxaana aad u isticmaala dadka programmers ka saboobta waxa uu leeyahay nidaamyo badan ooy isku waydarsan karan cashirada programming ka iyo waliba inay hal mar wada hadli karaan koox badan.

isku xidhka (Link) : www.slack.com

#Medium Waa goob qofkaste oo haysta sheeko ku saabsan noloshiisa ama cidkale uu kula soo wadaagi karo dadka, waxaana badanka isticmaala dadka wax qora ama qoraayaasha.

isku xidhka (Link) : www.medium.com

#Tumblr Waa goob lagu soo daabici karo Qoraalo, Muqaalo, Sawiro, Sawirada dhaqaaqa iyo isku xidhyo (links), waxay goobteni qaabhaan u dhawday facebook laakin waxay kaga duwanatahy waxyaabo badan waxa ka mida ah, waxad xor u tahay ardaagaga waxna wad ka badali karta sida nashqada iyo muqaalka

isku xidhka (Link) : www.tumblr.com


Qormooyin ku dhaafeySida Ugu Fudud Oo Aad Twitter Ka Uga Dhigi Kartid Verified


#Pinterest Waa gidaar lagu soo daabaco sawirada iyo muqaalada, waxaana loo isticmaala si aad u xafidatid (save) sawirada iyo muqaalada ku cajabiya, Waxaana goobtan aad u isticmaala dadka wax nashqadeeya (Designers) Si ay uga raadsadan muqaalo iyo sawiro quruxbadan ooy dhirii galin uga helaan nashqadeentooda (moodboard).

isku xidhka (Link) : www.pinterest.com

Wali ma isticmaashay intan mid ka mid ah? bal nala soo wadaag fikirka aad kahaysto qaybahan iyo midka aad xiseeeyso.

Add comment