Sida Ugu Fudud Oo Aad Twitter Ka Uga Dhigi Kartid Verified

Sidee account kaaga Twitter ka aad ugu dhigan kartaa verified ama mid la aqoonsan yahay

Hadaba hadii aad dooneysid in account kaaga Twitter ka laguu verified gareeyo mar talaabooyinkaan soo socda.


Qormooyin kudhafey : waxa ka baro baraha bulshadasocial media qaybiihiisa kala duwan


  1. Si saxan u dhameystir oo u buuxi profile kaaga adiga oo geynayo sawirkaaga saxda ah, kuna qoranayo magacaaga saxda, sidoo kale Website kaaga gaarka ah iyo xogtaada muhiimka ah.
  2. Kudar xisaabtaada Mobile lambar gaar ah sidoo kalena iska xaqiiji email kaaga
  3. Ku dar bogaaga taariikhdaada dhalashada saxda ah ee kuugu qoran Passport kaaga
  4. Ka dhig Tweets kaaga public oo haka dhigin mid private ah

Marka aad dhameysid talaabooyinkaas kadib fadlan booqo Link igaagan si aad u dhameystirtid iska diiwaan gelinta Verified page ka.728-90-banner

Halkaan Riix (https://verification.twitter.com/welcome)

Add comment